Hoyga Arimaha Bulshada

Boqasho wacan!

Jaceyl dhab ah ma dhamaado weligiis wuu jiraa oo jooga sheeko xanuun leh(Akhriso)


Waxa ayna weli kugada jirnaa sheekadii xiisaha badneed ee jaceylka dhabta ah ma dhamaado waana qeybtii afaraad ee la socosho wanaagsan .

Waxaa la jooga habeenkii aqalka gal waxa uuna maahir u diyaar garoobayaa in uu garab fariisto haweeney cusub oo aysan wada sheekeysan ama jaceyl uusan dhex marin , waxaana bilaawday xafladii iyo alalaaska .

Maahir hooyadii waxa ay ku jirtaa farxad tii ugu macaaneed iyada ayaana uga carab dheer waxa alalaaska sameynaya, waa kan Maahir oo socod gaaban oo qaboow ah ku soo galaya goobta indhihiisana laga dareemayo in uu wax kale baadi goobayo oo dhinacyada eegayo .

Waxa uu soo gaaray goobtii loo diyaariyay balse waa maqane jooge oo meel kale ayay maskaxdiisa ku maqan tahay halka caruusada iyo hooyadii ay la dhoola cadeynayaan farxad , waxa uuna maahir ku hayaa Aaway , Aaway iyada , ma joogta miyaa xaflada .

Maahir hooyadi waa ay dareentay wiilkeeda waa ayna u tagtay iyadoo dhagta uga sheegtay in uu dhoola cadeeyo iyadoo tiri waryaa dhoola cadeey dadka waa kuula yaaban yihiin . Balse maahir dan kama laheyn waxa ay hooyadii u sheegtay iyo indhaha ka soo haray dadka xafaladda yimid , halka lamaantiisa cusub ay isaga fiirineyso dhoola cadeyn sixir ah sii raacineysa balse isag dan uu ka lahaa ma jirin , waxa uu indhaha taagaba waa tan Maymuun Maymuun oo soo gashay .

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Information

This entry was posted on January 14, 2012 by in Sheeko and tagged .
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: