Hoyga Arimaha Bulshada

Boqasho wacan!

dabeyluhu way sitan dufanadu ima dhigan oo noqotey hees caan ah.


Fanaanada Nimco Ysiin oo kamida fanaaniinka codkooda aadka loo jecelyahay ayaa waxa ay qaadaa heeso aad u farabadan oo iskugu jira jeceyl wadani iyo qaar kale, waxaana heesaha fanaanadaan Nimco Sharaf kamida heesta Dabeylaha oo ah mid aad loo jecelyahay.

 Heestaan ayaa ah jeceyl weliba dareen gaar ah ximbaarsan waxaadna dareemeysaa marka aad dhegeysato dareen gaar ah oo kal gacal ku dheehanyahay, waxaana sii meceyay heesta codka Nimco Sharaf oo ah mid xariir ah oo aan laga daaleyn anigu si gaara ayaan ula dhacay heestaan Dabeylaha oo taageero badan ku dhax leh dad weynaha .Erayada heesta ayaa aad kuu soo jiidanaaya waana kuwo dareen caashaq sida, wexeyna Nimco kubilowday heesta [ Dabeyluhu wey sitaan duufaanadu ima dhigaan, bad weynney Doonidu iila sii durgeysaa, halka malab leygu daadshay waa dushaadoo waxaan day’dayaa adiga waana daalee, dawey nabarada qalbiga dabib boogtiyo wadanaha ish calaa hees Nimco ayaa mar kale tiri: dareen meesha iigu daran walow ay durugsantahay !, Jilaa.com waxa uu u taaganyahay in uu idiin soo gudbiyo fanka soomalida iyo weliba kan caalamka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Information

This entry was posted on January 11, 2012 by in Category.

Jaceylka

%d bloggers like this: