Hoyga Arimaha Bulshada

Boqasho wacan!

sharukh khan oo angelina qabili doona lana bashaali doona.


jaceyl

Galbeed iyo Bari ayaa ku kulmaaya bandhiga filimada caalamigaa ee lagu wado in uu ka dhoco Magaalada Berlin ee dalka Gameny, waxaana bandhigaan isku arki doona Baashaha

Angelina Jolie ayaa ka soo muuqan doonta bandhigaan markii ugu horeysay oo ay kasoo qeyb gasho bandigan caanka ah ee sanadkiiba mar lagu qabto madaalada  Berlin, waxaana lasugayaa in atariishadani ay wacdaro ka muujiso bandhiga maadaama ay tahay markii ugu horey.

Shah Rukh Khan waxa uu ku soo bandhigi doonaa bandhigaan Filimkiisa ‘Don 2’ kaasoo sawaridaiisa lagu sameeyay Berlin,  waxana wararku sheegayaan in Shah Rukh Khan iyo jameeco lasocota ay ku qaabili doonaan  Angelina Jolie   bisha soo socota Berlin, waxaana mahrajaanku bilaabanayaa 9- February- 2012.

 

 

Cabaas Aarka

Radio Jooqle

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Information

This entry was posted on January 14, 2012 by in Category.

Jaceylka

%d bloggers like this: