Hoyga Arimaha Bulshada

Boqasho wacan!

Xusen Carab Oo Ku Raaxeystay Heesta I Love You Daawo.


Fanaanka caanka ah ee Xuseen Carab ayaa soo saaray hees cajiib ah oo ka duwan qaabka Soomalidu heesaha u qaado naaxiyad ahaan, waxaana lamoodaa marka aad u fiirsato Carab qaabka uu heesta u qaadaayo in uu kamid yahay Bollywoodka iyaadoo
Xidigaan ayaa lagu xauustaa kooxdii Sowtu Raxma ee ka dhisneed Magaalada Muqdisha sagaashameeyadii, iyadoo Xuseen Carab heesaha ka sokow uu tumo Music-ga, waxaana aad looga jecelyahay fanaankaan muqdisho iyo Banaadir , wuxuuna caan ku yahay in uu heesaha u qaado qaabka Hindiga oo kale iyo Banaadiri intaba.

Fanaankaan waxa uu qaadaa heeso badan oo isagu leeyahay oo aad u wanaagsan, wuxuuna Carab waqtiyadii dambe usoo wareegay dhinaca Qurbaha, Heestaan waxaa lagu magacabaa I Love You, waana mid aad u macaan, waxaa dhinaca jiliinka si wanaagsan uga muuqata  Fiso oo qudheedo si heer saraa u meteshay heesta qaabka labiska iyo ciyaarta intaba.

 

Halkaan Ka Daawo Heesta Carab.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Information

This entry was posted on January 14, 2012 by in Category.

Jaceylka

%d bloggers like this: