Hoyga Arimaha Bulshada

Boqasho wacan!

Sonam iyo Deepika Oo Muuqaalo Cusub Laga Helay quruxley waaye


Sonam iyo Deepika Oo Muuqaalo Cusub Laga Helay. 2012-01-18 07:43:06 Aqrista yaasha sharafta badan maanta waxaanu idiin soo gudbinayaa muuqaalada labada gabdhood ee Bollywoodka ku wada jira iyo weliba muuqaaladii ugu dambeeyay ee laga qaaday labadaan atariisho, wexeyna kala yihiin deepika padukoneiyo Sonam Kapoor.. Deepika oo diiday inay Magaca Ranbir Ka Tirtirto Jirkeeda Deepika oo la ciyaartay Arday Iskool [Daawo] Sonam Kapoor ayaa laga helay Sawir cajiib ah oo muuqaal qurxoon leh, waxaana lasoo saaray bogaga hore ee wargeysyada, waxaana lagu tilmaamay in muuqaalkani yahay kii ugu shidnaa Sonam waayahaan. Dhinaca kale waxaa iyana muuqaal cusub laga helay atariishada caanka ah ee deepika padukone waana mid aan caadi eheyn in kastoo aan si saaniya loo wada arki karin, hadana waa muuqaal cusub oo ah kii ugu dambeeyay ee deepika padukone laga qaado.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Information

This entry was posted on January 19, 2012 by in Category.

Jaceylka

%d bloggers like this: