Hoyga Arimaha Bulshada

Boqasho wacan!

Aishwarya Rai: Waxaan Ku Raaxeysanayaa Barbaarinta Gabadheyda.


Aishwarya Rai ayaa u muuqata mid ku raaxeysaneysa hooyo nimada iyo weliba heerka ugu sareysa, mar uu war baahinta la hadlaayay saygeeda Abhishek Bachchan ayaa waxa uu daaha ka qaaday in Aishwarya ay diiday in la kaalmeeyo loona soo kireeyo qof gabadha laheysa, isagoo yiri waxa ay ku raaxeysaneysaa u qububeynta iyo raashin siinta gabadheeda.

Taariikhda Jilaa ee Aishwarya Rai

Aishwarya Rai iyo Abhishek Bachchan oo u dabaaldegay sanadguuradii 3-aad ee Arooskooda.

Aishwarya Rai oo ka yaabisay Maharajaanka Cannes, Daawo sawirada

 

Atarishya ayaa ku cusub hooya nimada waana markii ugu horeysay nolosheeda oo ay hooyo noqoto, waxaana la hubaa in ay aad ugu faraxsantahay heerka ay maanta joogto maxaa yeelay magac iyo maal horay ayeey u soo shaqeysay iminkana waxa ay bilowday in ay noqoto hooyo.

Abshishek ayaa yiri waa hubaal Aishwarya Rai wey awoodaa in ay keensato dhowr qofood oo saacida una haaya gabadheeda balse eyada ayaa ku faraxsan in ay tijaabiso waxa hooya nimadu tahay si ay u ogaato heerka ay gaarsii santahay hooya bimadu.

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Information

This entry was posted on February 1, 2012 by in Barnaamijyo, Sheeko.

Jaceylka

%d bloggers like this: