Hoyga Arimaha Bulshada

Boqasho wacan!

Dhegabadan:- Kismaanyo 40 km ayan u jirnaa waana qabaneynaa mar dhow.


Dhaga badan: “Kismaanyo waxaan u jirnaa 40 km dhawaan ayan gacanta ku dhigeynaa ayada oo aysan dhiig daadan.
Abaanduulaha ciidamada Milatariga somaliya oo Shir jaraa’id u qabtay saxaafada ayaa waxa uu sheegay in iyadoo aan khasaaro ah la gaarsiin dadka shacabka ah lala wareegayo magaalada Kismaayo oo uu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha Badan ay ku qabsanayaan.  

Waxa uu sheegay in weerarka laga qaadayo dhowr Jiho oo magaalada ah sida lagu qabtay Suuqa Bakaaraha , waxaana uu Meesha ka saaray wararka sheegaya in khasaaro la gaarsiiyo dadka shacabka ah, balse waxa la bartilmaameedsado ay Shabaab yihiin.  

Abaanduulaha ciidamada Milatariga ayaa sidoo kale sheegay in la wareegeen Dekada Ceelmaan iyo Cisileey kadib Markii ciidamadooda ay ka dhaqaaqeen fariisimihii ay ku sugnaayeen halkaasina waxa uu sheegay Inay u gaareen sidii ay u qaban lahaayeen deegaanada kale ee gobolka Shabelaha dhexe. 
Ugu dambeyntii Jen Cabdi Kariin Yuusuf Aadan Dhegabadan waxa uu sheegay in dad Badan ay u qabteen dhaca dadka shacabka ah kuwaasi oo uu sheegay inay xiran yihiin kuwa kale ee falalkaasi ku howlana waxa uu sheegay Inay qabqabanayaan.

dhawaan ayey aheyd markii ciidamada dowlada ay la waregeen degaano hoos taga kismaayo oo hada caanta ay ku hayaan waxaana ay shegeen dhowrka casho ee soo socota in ay kismaayo qaban donaan oo ay dhafi donaan.

una gudbi donaan degaano kale

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Information

This entry was posted on September 6, 2012 by in Somali News.

Jaceylka

%d bloggers like this: